Mashaqo naxdin leh oo caawa ka dhacday Dhuusamareeb & dad ku naf waayey

Mashaqo sababtay dhimasho ayaa caawa la soo sheegayaa iney ka dhacday xaafad ku taalla magaalada Dhuusamareeb ka dib markii labo qof ay ku dhinteen boosaneer ay qodayeen. Shilkan ayaa ka dhacay Xaafada Waxar cadde loo yaqaano ee magaalada Dhuusamareeb ayaa yimid markii labo nin oo qodayey godka suuliga ama Boosaneer midkood uu ku dhacay. Goob … Continue reading Mashaqo naxdin leh oo caawa ka dhacday Dhuusamareeb & dad ku naf waayey